Dowladda Britain oo Ballanqaaday saddex arrimood oo ay kala shaqeen doonto Maadxweyne Xasan Sheekh

Dowladda Britain ayaa hambalyo usoo dirtay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku guuleestay doorasho uu kula tartamayay musharaxiin badan uu ku jiray Madaxweyne hore Farmaajo. Wasiirka Britain u qaabilsan arrimaha Afrika Vicky Ford, ayaa qoraal ay soo saartay ugu hambalyeesay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh, waxa ayna sheegtay in UK … Continue reading Dowladda Britain oo Ballanqaaday saddex arrimood oo ay kala shaqeen doonto Maadxweyne Xasan Sheekh